london24Okt19(SDN) Kulan balaadhan oo lagu soo dhaweynaayey Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Mudane Xirsi Xaji Cali ayaa ka dhacay galbeedka London kulankan oo ay kasoo qaybgaleen qaar ka mid ah jaaliyadda r Somaliland ee degan dalka Uk kulankan aya waxa ka mid ahaa gudoomiyaha xisbiga wadani laantiisa uk Axmed Nahi iyo qaar ka mida tageerayasha xisbiga wadani taas oo soo dhawaynta ay soo qaban qabiyeen . . Waxa ugu horeyn kulanka hadalo soo dhaweyna ka jeediyey Safiirka Somaliland ee UK Cali Aadan Cawaale ,waxa kale oo goobta ka hadlay gudoomiyaha xisbiga wadani ee uk ,wasiirka madaxtooyada ayaa uga mahad celiyey casuumada ay u fidiyeen isaga oo sheegay in uu ku faraxsan yahay in uu marti qadkan waxana uu xusay in u hawl gali doono inuu kaga dhabeeyo wadada isku xirta ceerigabo iyo burco tageera buuxdana ka haysto mujtamca somaliland .xubno ku sugnaa goobta soo dhawayntu ka socotay ayaa qurbejoog u sheegay in ay jirto in tageerayasha xisbiga wadani ee uk in ay wasiiirka kula taliyeen in uu iska soo sharaxo xisbiga Wadani taas oo ay so dhawaynayaaan. xubno kale aya waxa kale u sheegeen qurbejoog in soo dhawanta Xirsi ee xubanahan anay ahayn wado dhisid ee waa kulmiye oo doonaya in la sii adeegsado beelaha bariga ,codna looga heli lahaa bariga wadanka ,waa beer laxowsi iyo soo jiidasho mar kale ummadan ka soo taagan kulmiye soo noqda ,baaqna u diray gudoomiyaha xisbiga wadani in uu arinkan uu gudoomiyaha wadani ee uk uu wado oo xisbigii lagu furfrayo oo laga fogaynayo mucaradkii xubntan oo magaciisa ku soo kobay farduus .



Publish

