SHANTA SOMALI FOUNDATION
London 27Oct13(SDN) ) ururkan ayaa waxa uu ka qayb yahay nabadaynta soomalida dhexdeeda iyo Adkaynta Midnimada Somalia isaga oo dhawaan qaban doona koob loogu tala galay in uu dhex maro ciyaartooga Soomalida meel kasta oo ay jogaan gobol kasta oo ay ka soo jeedaan urukan ayaa waxa gudoomiye looga dhigay Mudane Xuseen Cabdi Malab.
Gudoomiyaha Xuseen aya ugu baqay cid kasta oo ka soo qayb galaysaa teemamka waxa la gudoonsiin donaa 10,000 oo dollarka Maraykanka ah waa kooxdii ku gulaysta isreebka kaas oo teemamka la rabo inay ka soo qayb galaan ay ka soo jeedaan Deeganada hoos ku qoran ,
Somaliland , Somalia,Djabuti,Nfd,Ismaamulka Somalida waxii faahfaahina kala soo xiriir. Tel:00447438412974

