Uncategorized

waxa caasimada London looga dhawaqay urur cusub oo la magac baxay (Shanta Somali Foundation)

SHANTA SOMALI FOUNDATION

London 27Oct13(SDN) ) ururkan ayaa waxa uu ka qayb yahay nabadaynta soomalida dhexdeeda iyo Adkaynta Midnimada Somalia  isaga oo dhawaan qaban doona koob loogu tala galay in uu dhex maro ciyaartooga Soomalida meel kasta oo ay jogaan gobol kasta oo ay ka soo jeedaan urukan ayaa waxa gudoomiye looga dhigay Mudane Xuseen Cabdi Malab.

Gudoomiyaha Xuseen aya ugu baqay cid kasta oo ka soo qayb galaysaa teemamka waxa la gudoonsiin donaa 10,000 oo dollarka Maraykanka ah waa kooxdii ku gulaysta isreebka kaas oo teemamka la  rabo inay ka soo qayb galaan ay ka soo jeedaan Deeganada  hoos ku qoran ,

Somaliland , Somalia,Djabuti,Nfd,Ismaamulka Somalida waxii faahfaahina kala soo xiriir. Tel:00447438412974

shanta somali cup