Uncategorized

Xildhibaan Axmed Diiriye Nac Nac oo Sharci daro ku Tilmaamay Shirka ay ku baaqeen Axsaabta Mucaaridka ah {DHAGAYSO}

Hargaysa 07.Nov 2013 (SDN)-Gudoomiye ku xigeenka Gudida Joogtada ah ee Golaha Wakiilada Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nac Nac  ayaa ku tilmaamay talaabo aan Sharciga Meelna ka soo gelin shirka Qaran ee Labada Xisbi Mucaarid ee Waddani iyo Ucid ay ku dhawaaqeen inay qabanayaan.

Xildhibaan Axmed Diiriye Nac Nac oo ka Mid ah Kaadiriinta Xisbiga Kulmiye ugu Jira Golaha Wakiilada ayaa Mar uu Maanta u Waramayay Warbaahinta Waxa uu ku dooday in dalku leeyahay Xukuumad iyo Golayaal Qaran isla markaana aanay Jirin Meel Xisbiyada Mucaaridka ah uga banaan Shirka ay ku Baaqeen .

Guji halkan si aad Mobilkaaga uga dhagaysato hadalka Xildhibaan Nac Nac
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/NacNac07.mp3″]
Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com