Uncategorized

Guddoomiyaha Xisbiga Caddaaladda Iyo Daryeelaka UCID Md. FaysalCali Waraabe Oo Ay Weheliyaan Saraakiil Sare Oo Ka Tirsan Xisbiga UCID AyaaDalka Turkiga Kaga Qaybgalay Shir Caalami Ah.{Daawo sawirada.}

 

London 11Nov13(SDN) Guddoomiyaha Xisbiga Caddaaladda iyo Daryeelaka UCID Md. Faysal Cali Waraabe oo ay weheliyaan saraakiil sare oo ka tirsan Xisbiga UCID Siciid Cumar Siciid Ucid  ayaa dalka Turkiga kaga qaybgalay Shir Caalami ah.ucid_istanbuul_01

 waftiga Somaliland Gudoomiyaha Xisbiga Faysal Cali waraabe iyo SIciid Cumar  ayaa saaka ka qayb galay shir caalami ah oo ka furmay  subaxnimadii maanta  dalka Turkiga, gaar ahaan magaalada Istanbul,  shirkan ayaa wuxuu socon doonaa laba maalmood.

ucid_istanbuul_8

Shirkan ayaa waxa magaca Somaliland ku matalayey Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Xuseen Iyo wafti uu hogaaminayo. Shirkan oo ah shir  caalami ayaa waxaa si rasmi ah  loogu marti qaaday xisbiga UCID.Taas oo ergada Somalilanda kala kulantay maamuus iyo soo dhaway aad u heer sareysa oo lagu soo dhaweeyey.

ucid_istanbuul_10

Shirkan oo ah shir sanadle ah ayaa waxyaabaha  lagu lafa guridoono waxaa ka mid ah sidii kor loogu qaadi lahaa wada shaqaynta Xisbiyada Socialka Caalamka, Hor-u-marka Bulshooyinka Caalamka , Dimuraadiyadda xuquuqal iinsaanka iyo arimo kale oo badan.”Shirka waxa kale oo Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Farsal Cali Waraabe ku wehelinaaya Siciid Cumar Axmed  oo ka mid ah madaxda xisbiga UCID.

 

 ucid_istanbuul_04

1402119_10202188288289886_999041825_o1410902_10202188286449840_558823805_o1415171_10202188286289836_1431016172_o