Berbera 15.Nov 2013 (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa maanta socdaal gaaban ku tagay magaalo Xeebeedka Berbera waxaanu Madaxweynuhu u Kuurgalay Xaalada dadkii ku baro kacay roobabkii ka da’ay magaaladaasi .
Sidoo kale Waxa uu Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Waxaa kale oo uu Tababar u soo gabo gabeeyay Ciidanka Difaaca iyo Ilaalada Xeebaha oo in mudo ah ay tababar siinayeen Khubaro ka Tirsan Dawlada Ingiriiska .
Berbera SDN.
Qurbejoog.com
