Uncategorized

Toos u Daawo Khudbadaha Murashixiinta Madaxweyne iyo Ku Xigeen ee Maamul Goboleedka Punt land

Garowe 07.Jan 2014 (SDN)- Ka daawo qeybta hoose ee boggan khudbadaha musharraxiinta u taagan xilka madaxweyne ku xigeenka Puntland ay ka hor jeedinayaan xildhibaannada baarlamaanka Puntland.

Waxaa adeegga daawashada tooska ah suurtagalisay Hay’adda Warbaahinta ee Somali Multimedia Organization.