Uncategorized

Waxaanu Canbaaraynaynaa Falkii Foosha Xumaa ee lagula kacay Xilibaan Abwaan Jaamac Faarax Axmed(Jaamac Riyo)

Waxaanu Canbaaraynaynaa Falkii Foosha Xumaa ee lagula kacay Xilibaan Abwaan Jaamac Faarax Axmed(Jaamac Riyo). Dhamaan aqoonyahanka,wax gararadka, odayaasha,dhalinyarada iyo dhamaan bulshada qaybaheeda kala duwan ee ka soo jeeda gobolada Maroodi jeex,hawd iyo togdheer ee ku dhaqan qaarada yurub iyo north amerika waxa ay si laxaadleh u canbaaraynayaan falkii foosha xumaa ee lagula kacay Xilibaan ka tirsan golaha Guurtida jamhuuriyadda Somaliland Mudane jaamac faarax Axmed(Jamac Riyo),Mudanahan oo isaga oo shaqadiisa ku jira uu nin caadifad qabaiilaysani sidataa ku soo weeraray golaga guurtida. Waxaanu uga fadhinaa xukuumada Somaliland in ay talaabo ka qaado nin kii weerarka u gaystay Xilibaanka, in ay sidaas samayso nabad galyada ayaa ku jirta,xilibaanka ama abwaanku waxa uu umdan kulee yahay karaamo in wax yaabaha qaar lagula kacaa waa fool xumo aad iyo aad u weyn oo sharaf dhac ku ah shacab iyo xukuumadba. khadar qayre yuusuf. Xamse Ziyad Aw Cabdi. Mujaahid Hasan Maxamed Finiin. Filsan Cabdi warsame C/qaadir Aadan Cade Cabdiqani Aadan Diiriye. A/zamad Cali Madoobe. Aadan Ismaciil Colaad. Abwaan mawliid qolqol. xayaat Cali haybe . rooda mahamed abakor. hasan Mohamed abokar. Abwaan A/qaadir Cabdilahi Jamac. Mohemed Yuusuf Axmed Mahdi( dhible). Abdirazaq Siciid A/laahi. Roda Osman Mustawi. Khadiija Maxamed Abokor. Suleekha maxamed jamaac. C/qadir sheikh Axmed Maxamed. Guuleed Siyaad Aw-Cabdi Cabdi Maxamed Maan deeq. Fu’aad Jaamac Xaashi Maxamed Axmed Faarax. Mustafe Maxamed C/laahi. Mukhtaar yuusuf Maxamed.