Uncategorized

Ka Daawo Qurbejoog.com Madaxweynaha Somaliland oo Gaadhay Magaalada Paris kana Warbixiyay Safarkiisa

Paris 19.Jan 2014 (SDN)- Weftigii uu Hogaaminayay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo Maalintii Shalay ka Dhoofay Magaalada Hargaysa ayaa Gaadhay Caasimada Dalka Faransiiska ee Paris.

Madaxweynaha Somaliland iyo Weftigiisa ayaa si balaadhan loogu soo Dhaweeyay Magaalada Paris Waxaanu ka Warbixiyay Ujeedada Safarka uu ku tagay Magaalada Paris ee Xarunta Dalka Faransiiska.

Paris SDN.

Qurbejoog.com