Uncategorized

Ururka isku xidhka dhalinyarada Somaliland oo soo bandhigay wax qabadkoodii 2013

London 19jan13 (SDN) uruka dhalinyara somaliland youth network ayaa waxa uusoo bandhigay wwaxqabadkii 2013 iyo hawlaha hor yala sanadkan cusub ururkan oo ka hawlgala wadankan uk ayaa waxa ku midoobay dhalimuarada somaliland oo goaansaday sidii ay dalkooda wax ugu qaban lahayeen waxa goobta shahado sharaf la gudoonsiyey dhalintii sportigs ugu firfircoonaa .waxa goobta goob joog ahaa dhamaan ururada ka hawl gala wadankan uk gabagadii ayaa waxa loogu mahad celiyey dhalintii soo qaban qabisay xafladan. IMG-20140119-WA0002