London 22Jan13(SDN)xubno sarsare oo ka tirsan xisbiga talada haya ee kulmiye ayaa dhawaan shirar gonigoni la galay xubno ka tirsan xisbiga ucid xubnahan ayaa ku kulmay huteel dhawaan laga furay galbeedka london shirarkan ayaa waxa looga hadlay sidii xubnahani ugu soo biri lahayeen iyo xilalka loo rabo iyo siday uga qayb gali lahayeen shirwaynaha kulmiye ilo lagu kalsoon yahay ayaa qurbejoog u shegtay inay xubnahanii markii hore khilaaf laanta ucid u dhaxaysa awgeed ay fursad u heleen,baramijyo gara oo lagu casumay tagerayasha ucid oo aan ka soo qayb galin, xubnahani haday ku biraan xisbiga kulmiye waxay dhabar jab ku noqonaysaa laanta uk .
Xafladii u dambaysay ee xisbiga ucid garabgiisa haweenka dawasho wacan
