Uncategorized

“Kunka Talaabo Hal Talaabo ayay ka Bilaabmaan Waxaan u Arkaa Wada Hadalada kuwo Midho dhal ah” Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland Qurbejoog.com ka DAAWO

Hargaysa 22.Jan 2014 (SDN)- Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Isla Markaana ah Ku Simaha Madaxweynaha Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa Maanta Markii u Horaysay ka Hadlay Wada Hadalkii Somaliland iyo Somalia ku dhex maray Magalaada Istanbul ee Turkiga .

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Waxa uu ku dooday in Maxsuulka Wada Hadaladu ay ku danbayn doonaan sidii ay Somaliland Masiirkeeda u Xaqiijin lahayd isla markaana dunnidu u aqoonsan lahayd Waxaanu hadalkan ka Jeediyay Mar uu Maanta Xadhiga ka Jarayay Dhisme Cusub oo ay Yeelan doonto Wasaarada Cadaalada iyo Garsoorka Somaliland.

Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com