Uncategorized

Laamaha Xisbiga Waddani ee Koonfur Bari London oo shir ku qabsaday magaaladda London,kuna doortay Hogaan Cusub.

London 07Jan14(SDN)  shir aad uu baladhan oo ka dhacay xafada Camberwell oo ku taal London, waxa shirkaas ka soo qayib galay dhamaan lanta South East London ee Waddani iyo xubno badan oo tageryasha ka tirsan xisbiga Wadani.

Waxaa halka xilkii kula kala wareegay gudoomiyi hore ee lanta Waddani South East London Mudane Maxamed Qowdhan Axmed (Yoolac) iyo gudomiya cusub Khaalid Axmed Cismaan. waxaa kale oo halka lagu falanqeyey sidii loo horu marin lahaa lanta iyo sidi la’iskugu xidhi laha dhamaan lamaha Uk waxaa halkas khudbad xiiso badan ka jediyay gudomiya hore Mudane Yolac oo sheegay in u aad ugu faraxsan yahay sida quruxda badan ee u dhacay isku shandhayinta iyo inay u noqoto tusaale dhaman xisbi wayinaha Waddani UK una yahay xilku meerto , waxa isna halka ka sii amba qaday gudomiya cusub oo ah nin aad uu da’yar uguna baqay dhamaan umada Somaliland in ay garab istagan xisbiga Waddani unu yahay xisbiga manta ku haboon talada dalka ee dorashada soo socota uguna baqay dhalinta Somalialand in ay ku soo biiran xisbiga Waddani, gunandkii waxa la isla qatay wada shaqaayin iyo horu mar, waxa hadal odaynimo ku soo gaba gabayey Cali Warsame oo loo magacaabay gudomiya dhaqaalaha, iyo waliba dhaman xubna kale ee medasha ka soo qayib galay oo iyana iya ku dhibtay fikirkoodi.

WADDANI MEDIA UK
Khalid ahmed Osman
gudomiyaha lanta south east
kalidosman21@hotmail.com
07539827299