Uncategorized

Gudoomiyaha Gobolka Togdheer oo ka Jawaabay eedo uu Musharax Jamaal Cali Xuseen u Jeediyay {DHAGAYSO}

gudoomiyaha TogdheerBurco 05.Feb 2014 (SDN)- Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Mudane Maxamed Muuse Diiriye ayaa ka Jawaabay eedo uu Maanta u soo Jeediyay Musharaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga UCID Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen oo Sheegay in Gudoomiyaha Gobolka Togdheer uu isku dayay in aanu soo gelin magaalada Burco oo uu hada ku sugan yahay.

Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Waxaa kale oo uu dhaliil u soo Jeediyay Hogaanka Sare ee Xisbiga Ucid oo uu Sheegay inay Qaranimada Somaliland Wax ka soo hor jeeda ay difaacayaan.

Guji Halkan oo Mobilkaaga ka Dhagayso Hadalka Gudoomiyaha Togdheer
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/GudoomiyahaTogdheer.mp3″]

Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com