Hargaysa 20.Feb 2014 (SDN)-Dhagax Tuurkii Taliskii Siyaad bare iyo Dareenkii Hargaysa ka jiray Fooraha Dhacayaa Ma kii February-baa
Daruuro Colaadeed ayaa dul hoganayay Bulshadii ku noolayd Magaaladan,Gaashaan qaad iyo Ganboolay Waxay Isu diyaariyeen inay Dhagax kala Hortagaan Ciidan ku hubaysan nooc kasta oo hubka dagaalka ah,Amarna ku Qaba in kii dhaqaaqaba ay Toogtaan,balse Waxay Gar gaar bideen in eebe ku Guulaynayo Dagaalka Xaqa ah.
Guji Halkan oo ka Bogo Barnaamijkan Xuska Dhagax Tuurkii Uffo
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Uffo2014.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com
