London 18Feb14(SDN)Xoghayaha Siyaasada ee Xisbiga Ucid ee Laanta Uk Siciid Xariir Diiriye ayaa fariin u diray Madaxwaynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo taas oo uu kala hadlayo wax yalaha jira iyo hogaaminta tosan ee loo bahan yahay Daawasho wacan
