Uncategorized

Gudoomiyaha ictiraaf raadinta Somaliland Subeer Maxamed Cabdilaahi oo baaq u diray dhamaan bulshada reer somaliland ee ku dhaqan Aduunka Dawasho wacan

London 03March149SDN) Gudoomiyaha ictiraaf raadinta somaliland mudane subeer maxamed cabdilaahi ayaa waxa uu baaq u diray dhamaan qurbejogta somaliland gaar ahaan Uk isaga oo ka hadlaya baraamijka ictiraaf raadinta somaliland iyo qaabkii looga qayb gali lahaa waraysigan oo u dhacay waa sidatan

Mudane: Subeer Maxamed Cabdilaahi Mobile:00447908254869

 

 

 

subeer