Muqdisho Mar 16,2014(SDN)-Fanaanada Hibo nuura oo ku sugneynd Hotel Qarax lal beegsaday magaalada Muqdosho ayaa saxaafada uga waranatay dareenkeeda.
Fanaanada ayaa sheegatay in qaruxu ahaa kii u horeeyay ee ebid siga nolosheeda isla markaana ay dadkii Hotelka la joogay ay u sheegeen in “qaraxyadu caadi yihiin oo aaney baqan”.
