Ottawa May 04,2014(SDN/QJ)-Waa barnaamijkii taxanaha ahaa ee Mushkiladaha Guurka ee uu in sso bandhigi jiray Sheekh Saciid Cali Axmed.
Barmaamijkan maanta waxa aan ku eegaaynaa in Ilaah oo si dhab ah looga cabsadaa ay tahay bilowga xalka mushkiladaha guurka. Fadlan soo dhaji markii aad waqti u hesho.
