Uncategorized

Muuse Biixi Oo Ku Dhawaaqay Inuu Yahay Murashaxa Madaxtinimda Ee Doorashadda 2015-ka {DHAGAYSO}

muuuuuuHargaysa 04,May,2014 (SDN/QJ)-Muuse Biixi Cabdi,ayaa goor dhawd si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu Yahay Musharaxa Jagadda Madaxtinimo ee Xisbiga Kulmiye ee Doorashadda Madaxtinimda ee 2015-ka.

Arintan ayaa uu kaga dhawaaqay warysi uu siiyay laanta Afka Somali-ga ee BBC-da.

GUJI HALKAN SI AAD MOBILKAAGA UGA DHAGAYSATO BADHEEDHAHA MUUSE BIIXI
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/MuuseBixi04.mp3″]
SDN/QJ-Hargaysa

daacad@qurbejoog.com

contact@somalidiasporanews.com