Uncategorized

Jaaliyada Reer Jabuuti oo uu hogaaminayo ergeyga dalada mucaaridka USN Xuseen Cadhoole oo ku hor mudahaaraday safaarada Mareykanka ay Canada Ku leedahay(SAWIRO)

Ottawa May 05,2014(SDN/QJ)-Taageereyaasha dalada mucaaridka Jabuuti ee USN oo uu hogaamiyo ergeyga USN ee Canada Cadhoole Md Xuseen Cabdiraxmaan Jaamac ayaa banaanbax  ka hor dhigay safaaraa Marekanku ku leeyahay caasimada Canada ee Ottawa.

Jaaliyada reer Jabuuti ee Canada ayaa si weyn u diidan in Madaxweynaha Jabuuti uu booqasho ku joogo dalka Dimuqraadiyada ugu ololeynta badan.

Halkan hoose ka daawo sawirada isu soo bixii ka dhacay magaalada Ottawa ee dalka Canada shalay.

SDN/QJ-Ottawa

contact@somalidiasporanews.com

contact@qurbejoog.com