Washington May 05,2014(SDN/QJ)-Mucaaridka dawlada Jabuuti ayaa saga kala yimi gobolada dalalka Mareykanka iyo Canada si ay u muujiyaan diidmadooda ku wejahan xukuumada madaxweyne Ismaciil Cumar Geelle oo booqanaya Washington.
Mucaaradka oo qaar ka mid ah nooga waramay abaabulkooda isu soo bax ay ku hortagayaan Aqalka cad ee Mareykanka ayaa sidoo kale baaqyo u kala diray madaxweynaha Mareykanka Barack Obama iyo Soomaalida, HALKA HOOSE KA DHEGEYSO.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/jabuti.MP3″]
