Uncategorized

Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka Ucid Waxaa Uu Warsaxaafadeedkan Ku Soo Saarey Maamulka Cusub Ee Laanta Finland

Finland 05May14(SDN) Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka Ucid Waxaa Uu Warsaxaafadeedkan Ku Soo Saarey Maamulka Cusub Ee Laanta Finland oo dib habayn loogu sameyey iyo baahida loo  qabo in maamulkii hore dib habayn logu sameeyo waxa uu soo saray war saxafadeedkan

 

JAMHUURIYADDA SOMALILAND REPUBLIC OF SOMALILAND

Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka {UCID} Justice and Welfare Party
Ref/UCID/3271/2014 Date: 03/05/2014
Ujeedo/Xilal Magacaabid
Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka Ucid Waxaa Uu Warsaxaafadeedkan Ku Soo Saarey Maamulka Cusub Ee Laanta Finland
Sidaa Awgeed Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka Ucid Markuu Arkay Baahida Weyn Ee Loo Qabo In Dibu Habeyn Lagu Sameeyo Maamukii Hore Ee Laanta Finland
Markuu Xisbiga Ucid Ku Qancey Kartida Iyo Hawlkarnimadooda,Waxaa Maanta Oo Taariikhdu Tahey 03-05-2014 uu War-Saxaafadeedkan Ku Magacaabey
1. Jamaal Maxamed Mahamud (Gudoomiyaha Laanta Finland)
2. Xassan Cumar Hurreh (Gudomiye Ku Xigeen )
3. Cabdi Jamac Axmed ( Xoghaye )
4. Maxamed Cismaan Buux ( Gudoomiyaha Dhalinyaradda Ee Laanta Finland

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid
Eng: Faysal Cali Waraabe