Ottawa July01,20149SDN/QJ)-Safiirka Canada ee dalada Mucaaridka Jabuuti Md Xuseen Cabdiraxmaan Jaamac Cadhoole ayaa fariin ku saabsabada sanadguurada 37 aad ee xoriyada Jabuuti awgeed fariin u diray dhamaan shacabka Jabuuti.
Md Xuseen Cadhoole ayaa fariintiisan ka jeediyay munaasibad lagu qabtay magaalada Ottawa oo ay ku nool yihiin tirade uGu badan e jaaliyada reer Jabuuti ee Canada.
