Somaliland ee State ka Minnesota waxaa la ogaysiinayaa inay kasoo qaybgalaan kulan afur ah oo lagu soo dhaweynayo Guddoomiyaha Xhsbiga UCID, Mudane Faysal Cali Waraabe
Goobta: Safaari Restaurant
3010 S 4th Ave, Minneapolis, MN 55408
Maalinta Sabtida, July 5th, 2014
Afur ku waa 9:04 P.M
Wixii faahfaahin ah lasoo xidhiidh
Yusuf Budle @ 612-272-8118
Hassan Younis Abdillahi @ 612-618-2969
AbdiAziz Mohamed Buba @ 763-528-3900
Please kasoo horree afur ka around 30minutes
Allah Mahadleh
