Laascaanood 01.Sep 2014 (SDN/QJ)- Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Booliska Somaliland Sarreeye Gaas Cabdiraxmaan Liibaan Axmed (Fooxle) oo uu weheliyo Hoggaanka Hawlgelinta Ciidanka Birmadka ee Booliska, ayaa gaadhay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, halkaas oo ay kulammo kula yeesheen Saraakiisha Booliska iyo Badhasaabka gobolka, iyagoo ujeeddada socdaalkooda ku sheegay mid la xidhiidha dardar-gelinta hawlaha ammaanka ee gobolka.
Warbixintaas oo dhammaystiran halkan hoose ka daawo.
https://www.youtube.com/watch?v=indxz7KOK4I
Laascaanood SDN/QJ
