|

Shiidaal La’aanta Hargaysa,Aamusnaanta Xukuumada iyo Cabashada dadweynaha Daawo

Hargaysa 01.Sep 2014 (SDN/QJ)- Somaliland oo ka dhacday Shidaal la’aan ay cabasho ka muujiyeen gaadiidlayda,wasaarada ganacsida oo ka hadalka arintaasi ku riixday shirkado tiro yar oo keena shidalka.

Kaalmaha lagu iibiyo Shiidaalka oo ku guda jira marxalad gabaabsi ah ayaa Kor u kiciyay Qiimaha iibka Shiidaalka ay hayaan iyagoo ka faa’iidaysanaya fursadan mar la araga ah.
Waxaanu halkan idinku soo gudbinaynaa Warbixin ku saabsan shidal yaraantaasi.

Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

Comments are closed