London 05Oct14 (SDN/QJ)Wafdi balaran oo xisbiga ucid oo gadhay Gobolka Awdal oo soo dhawayn balaran kala kulmay ayaa waxa hada si toosa uga socota xaflad
Waxaana imika Bilaabentey xaflad Balaadhan Oo lagu Soo Dhaweynaynaa TaaGeerayal MiiSaaN CuluS Leh Oo Ka Kala Yimid Kulmiye,Rays,Dalsan xafladan oo goob joog ka yihiin madaxda xisbiga oo si toosa xafiiska qurbejoog ee gobolka Awdal idinka soo tabinaya la soco khudbada madaxda marka xafladu dhamaato.
qayba ka mida sawirda xaflada


