Uncategorized

“Xisbigii dadku u Hiiliyay ee Kulmiye inuu dadkii la ambaday oo la Lulamay Ummadii waxay…”Murashaxa Madaxweyne Xigeen ee Xisbiga Ucid DAAWO

Boorama 06.Oct 2014 (SDN/QJ) Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeen Xisbiga Ucid C/rashiid Xasan Mataan ayaa Sheegay in Xukuumada Maanta Jirtaa ay ku Sifowday Hab dhaqan kasta oo Dawlad laga rajo dhigay ay Leedahay Sida Eex,Musuq Maasuq,Ku Tumashada Sharciga iyo Waxyaabaha kale ee Xumeeya Haykalka Dawladnimada .

Murashaxa Madaxweyne Xigeenka xisbiga Ucid oo hadal ka Jeediyay Munaasibad ay Magaalada Boorama ugu sameeyeen Taageerayaal Miisaan leh oo ku soo Biiray Xisbigooda Ucid kana soo baxay Qaarkood Xisbul Xaakimka Kulmiye,iyo Ururadii ku hadhay Marxaladii ka soo Bixista iyo u soo Gudbida Xisbiyada qaran Kuwaas oo ay ka Mid ahaayeen Xaqsoor,Dalsan iyo Rays ayaa Madashaas Khudbad kooban ka Jeediyay,

Boorama SDN/QJ

contact@qurbejoog.com