Uncategorized

“Markii Madax bannaanida Somaliland lagu dhawaaqay Wax Qorshe ah looma samayn,Ilaa maantana Qorshe la’aantii ayaa lagu Jiraa” Gudoomiyaha Xisbiga Ucid DAAWO

Boorama 06.Oct 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in midnimadii dhex martay Somaliland iyo Somalia ay ahayd Jibo waxa uu intaas ku ladhay in Markii lala Soo Noqonayay Madax bannaanida Somaliland aan la samayn wax qorshe ah, Isla markaana aanu Jirin Wax Siyaasad ah oo loo dejiyay .

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo ka hadlayay Munaasibad uu Xisbigiisu u sameeyay Taageerayaal ku soo biiray oo Hore ugu Jiray Ururadii Siyaasada ee hadhay laguna qabtay Magaalada Boorama ayaa Waxa uu ku sheegay in Sijaada maanta lagu fadhiyo ay tahay Gobolka Awdal.

Berbera SDN/QJ

contact@qurbejoog.com