Burco 05.Oct 2014 (SDN/QJ)- Cuqaal iyo Waxgarad ka soo jeeda deegaanka Bariga Burco,ayaa sheegay in kala noqdeen xukuumadda Madaxweyne siilaanyo kalsoonidii ay u hayeen.
hadaba halkan ka daawo cuqaasha iyo waxgaradka beesha reer biniin oo ka soo jeeda deegaanka bariga Burco oo ka hadlay sababa kalifay in ay kalsoonida kala noqdaan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo.
