Uncategorized

DAAWO : Dagaalkii Suugaanta oo Dib u bilaabmay Iyo Abwaan Ilka Jiir oo Jawaab Adag ka bixiyey Heestii Waxaro Dawasho Wacan

London 7Oct14(SDN) Waxa wadankan Uk ka bilaabmay  Dagaalkii Suugaanta oo Dib u ga bilaabmay Abwaaniinta la kala safan Xisbiyada Qaranka iyo   Abwaanka qarniga ee Siciid Abukar  Ilka Jiir oo Jawaab Adag ka bixiyey Heestii Waxaro  ee u tiriyey Abwaan Dhaglas  iyo abwaan Dhaglas oo sheegay inuu soo tiin doono heeso kale oo lagu tageerayo Xisbiga Kulmiye halkan ka Daawo labadii heesood .

 

qurbejoog
London