London 7Oct14(SDN) Waxa wadankan Uk ka bilaabmay Dagaalkii Suugaanta oo Dib u ga bilaabmay Abwaaniinta la kala safan Xisbiyada Qaranka iyo Abwaanka qarniga ee Siciid Abukar Ilka Jiir oo Jawaab Adag ka bixiyey Heestii Waxaro ee u tiriyey Abwaan Dhaglas iyo abwaan Dhaglas oo sheegay inuu soo tiin doono heeso kale oo lagu tageerayo Xisbiga Kulmiye halkan ka Daawo labadii heesood .
qurbejoog
London
