Uncategorized

“Dalkeenu Wax Hanti dhawr ah Haba yaraate Ma Laha Waa in Dadku Yeesho Hanti dhawr Daacad ah” Jamaal Cali Xuseen DAAWO

Hargaysa 08.Oct 2014 (SDN/QJ)- Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Jamaal Cali Xuseen ayaa Sheegay in Isbedelkii ay Bulshadu u Oomanayd Xiligii Maamulkii Madaxweynihii Hore ee Somaliland aanu Sidii la rabay Ummadu uga helin Wixii ay ka filaysay.

Murashax Jamaal Cali Xuseen oo ka hadlayay Madal uu Xisbigoodu ku soo dhawaynayay Taageerayaal Hor leh oo ka soo goostay Xisbiga Kulmiye ayaa Waxa uu ka hadlay Qorshayaal hadii uu talada dalka ku guulaysto uu wax kaga qabanayo Cadaalada iyo Horumarka dalka.

Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com