Uncategorized

Madaxwaynaha Somaliland Oo Lagu Inoo Goordhaw soo Gaadho Garoonka Diyaradaha Ee Cigal Inernaoinal Eripot Ee Magalada Hargeisa Isaga Iyo wafti Balaadhan Oo Isugu Jira Wasiiro Iyo Ganacsato

siilanyo

Hargeisa 21/oc/2014(SDN/QJ) Madaxwaynah  Somaliland  axamed  maxamed  maxamuud ( siiranyo )ayaa saaka  goor dhaw  ka soo degi  doona  garoonka  diyaarada cigaal inetnaoil  eripot  ee magaalada  hargeisa isaga iyo wafti  balaadhan  oo hogaaminayo  oo  isagu  jira  wasiiro ganacsato  oo  kala  qayb  galay  shirkii caalamiga ahaa  ee  ganacsiga iyo maalgashiga Somaliland Lagu  falanqaynaaye  dawlada ingiriiskii  wiigi  hore  ugu  qabatay  magaalada London  ee  cariga ingiriiska   iyadoo  shirkaasi  ay somliland  ay  uga faa,iidastay  in  maalgashadayaasha   caalamiga ah  u soo  bandhigto  khayraadka  kala duwan  ee Somaliland ku  jira

Hargeisa SDN/QJ

Maxamed@Qurbejog.com

Concat@Somalidiasporanews.com