
Hargeisa 22/oc/2014(SDN/QJ) xildhiban c/raxman xoog ayaa sheegay in hadii xildhibanada golaha wakilada ee xisbiga kulmiye ay keenan mooshin ka dhan ah gudomiye c/raxman ciro ay iyana keni doonan mid xilka laga xayuubinayo madaxwayne siilanyo xili ay ka jawabayen eedayn xildhibanada muxfidku u jediyen gudomiye ciro inuu wax ka badlay xeerkii ay ansixiyen
https://www.youtube.com/watch?v=yXApGN3WRsI&feature=youtu.be
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidasporanews.com
