Nairobi 23.Oct 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyeyaasha Xisbiyada Kulmiye Muuse Biixi Cabdi,Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi “Cirro” iyo Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka Hadlay Kulan afar Cisho qaatay oo ay Magaalada Nairobi kula yeesheen Qaadhaan Bixiyeyaasha Somaliland ka taageera Hannaanka Geedi socodka Dimuquraadiyada.
Sadexda Gudoomiye ayaa Sheegay inay Cod Midaysan ugu gudbiyeen qaadhaan bixiyeyaasha Arrimaha kaga Xidhan ee ay rabaan inay ka gacan siiyaan .
Nairobi SDN/QJ
contact@qurbejoog.com
