
Hargeisa 5/11/2014(SDN/QJ)Anigu Waxan Ka Mid ahaa kuwii ay xalay xukuumadu u soo dirtay inay xidhxidho anigoo iska jooga meheradayda ayaa askari iigu oo igu tidhi soo bax ana laba su.aald ban waydiyey oo ahayd ma haysataan warqihii sharciga ahaa ee la igu xidhxidhayey
https://www.youtube.com/watch?v=VsjLGxf2UWg&list=UUj53Q4qchNyqvg6xkrKt2pg
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanews.com
