
Hargeisa 5/11/2014(SDN/QJ)Xildhiban C/raxman xoog o ka mida xildhibanada golaha wakilada somaliland ayaa saaka ka hadlay xadhiga wariyayasha maalmihi ugu danbeey ay xukuumad ku xidhxidhay gobalada somaliland iyo waliba xoghaya xisbiga wadani ee beeraha oo dhawan ay xukuumadu xabsiga u taxaabtay
https://www.youtube.com/watch?v=ZizK_OUWq8Q&list=UUj53Q4qchNyqvg6xkrKt2pg
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanews.com
