Uncategorized

Fadhigii Golaha Wakilada Oo Maanta Furmi lahaa Mudo Todobaadana lagu Daray Taasi Oo U Muuqata Inan Ilaa Iyo hada Xal Laga Gaadhin Khilaafkii Xeer Ee Golaha Wakilada

golaha wakilada

Hargeisa 8/11/2014(SDN/QJ)Fadhigii Golaha wakilada somaliland  oo maaanta  oo maanta dib u furmi lahaa ayaa mudo todobada  lagu  daray  taasi  oo loo malaynayo inuu  fasaxasi inuu  ku  sal leyahay   khilaafkii ka tagnaa xeerkii loo gudbiyey  golaha guurtida somaliland oo xildhibanada kulmiye  sheegayen inuu gudoomiyahu wax  ka badalay iyadoo dhanka kalena  ee xildhibanada wadina ay shegen inan waxba laga badalin  iyadoo  uu murankasi  taagnaa uu gudomiyaha golaha wakilada somaliland c/raxman maxamed c/lahi ciro uu  u golaha isugu yeedhay fadhi aan caadi  ahayn oo lagu ansixin lahaa gudida doorashoyinka somaliland taasi oo ay  hor istagen xildhibanada kulmiye oo iyagu  watay  mooshin  ahaa in dib loo eego  xeerkii golaha ka baxay  ee guurtida loo gudbiyey  balse  aanay  kaba soo xaadirin  fadhigasi  taasi  gudomiye cirana uu golaha fasaxiisi  ku celiyey  hadaba maantana  waxa mudad todobaadka loogu  daray  ayaa u muuqata in  aan ilaa iyo  hada xal  laga gaadhin  khilaafkii xeer  ee golaha wakilada

Hargeisa SDN/QJ

Concat@Somalidiasporanews.com