Uncategorized

Madaxwaynaha Somaliland Ayaa Maanta Xafiiskisa Ku Qaabilay Safiirka Dawlada Turkiga u Qaabilsan Arimaha somaliland Iyo somalia

3 2

Hargeisa 8/11/2014(SDN?QJ)Madaxwayanaha Somaliland Ayaa Manta Xafiiskiisa Ku Qabilay Danjiraha Dawlada Turkiga U Qaabilsan Somaliya Iyo Sopmaliland Oo Manta Soo Gaadhey Magaalada Hargeisa,
Kulankan Ay Madaxwaynaha Somaliland La Qaatay Waftiga Uu Hogaaminayay Danjiraha Turkga U Qaabilsan Somaliya Ayaa Waxa Ku Wehelinayay Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Iyo Qaar Ka Tirsan Golaha Wasiirada,
Kulankaas Oo Mudo Saacad A Qaatay Ka Dib Waxa Warbaahinta Uga Warbixyey Wasiirka Arimaha Dibd Somaliland Maxamed Biixi Yoonis Oo Sheegay In Ay Ka Wada Hadleen Safiirka Sida Wada Hadalada U Dhexeeya Somaliland Iyo Somaliya Iyo Sidii Loo Furi Lahaa Xafiisyada Labada Dal Ee Somaliland Iyo Dalka Turkiga

4 1Geesta Kale Danjiraha Dalka Turkiga U Qaabilsan Wadamada Somaliya Iyo Somaliland MR OLgan Bekar Ayaa Sheegay In Kulanka Uu La Qaatay Madaxwaynaha Somaliland Ay Kaga Wada Hadleen Xidhiidhka Labada Ee Tarikhda Dheer Wadahadalada Dalalka Somaliya Iyo Somaliland Isaga Oo Somaliland Ku Amaanay Dhinacyada Nabad Galyada kuna tilmaamay meel muhiim u ah geeska afrika Horumarka Sheegayna In Ay Ka Wada Hadleen Sidii Dawlada Turkigu Uga Caawin Lahayd Dalka Dhinacyada Horumrinta Maalgasiga Waxbarashada Isla Markaana Ay Dhawaan Xafiis Uga Furan Lahaayeen Magaalada Hargeisa

Hargeisa SDN/QJ

Concat2Somalidiasporanews.com