
Hargeisa 8/11/2014(SDN/QJ)wasiir cabdi aw daahir oo saaka ka hadlaaya wax qabadka xukumada madaxwayne axmed maxamuud siilanyo ee uu ka midka yahay isagoo aaad uga gubtay su,aal ay saxaafadu waydiisay oo ahayd sababta uu madaxwayne siilanyo uga hadli waayey waxqabadka xukuumada oo ay inta badan ka hadlan wasiiradiisu
Hargeisa SDN/QJ
Concat@somalidiasporanews.com
