Uncategorized

Daawo:Wasiir Cabdi Aw Daahir Oo Ka Gubtay Su,aal Ahayd Sababta Uu Madaxwayne Siilanyo Uga Hadli Waayey Waxqabadka Xukuumada

Wasiirka-xanaanadda-xoolaha

Hargeisa 8/11/2014(SDN/QJ)wasiir  cabdi aw daahir  oo saaka ka hadlaaya wax qabadka xukumada madaxwayne axmed maxamuud siilanyo  ee uu ka midka yahay  isagoo  aaad  uga gubtay  su,aal ay saxaafadu  waydiisay  oo ahayd  sababta uu madaxwayne siilanyo  uga hadli waayey waxqabadka xukuumada oo  ay  inta badan  ka hadlan wasiiradiisu

Hargeisa SDN/QJ

Concat@somalidiasporanews.com