Hargaysa 09.Nov 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Mudane C.casiis Maxamed Samaale ayaa ka furay Magaalada Hargaysa Kulan ay isugu Yimaadeen Gudida Sare ee Siyaasada Miisaaniyada .
Kulankan ayaa lagaga wada hadlay Qodobada Miisaaniyada 2014 Wixii ka qabsoomay iyo arrimaha u baahan in la dhamaystiro.
Wasiirka Wasaaradda Maaliyada ayaa Sharaxay Waxyaabihii kale ee Shirkaas lagu soo qaaday.
Hargaysa SDN/QJ
contact@qurbejoog.com
