Uncategorized

Gudida Sare ee Siyaasada Miisaaniyada Somaliland oo Shir isugu Yimid iyo Qodobadii ay ka wada hadleen DAAWO

Hargaysa 09.Nov 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Mudane C.casiis Maxamed Samaale ayaa ka furay Magaalada Hargaysa Kulan ay isugu Yimaadeen Gudida Sare ee Siyaasada Miisaaniyada .

Kulankan ayaa lagaga wada hadlay Qodobada Miisaaniyada 2014 Wixii ka qabsoomay iyo arrimaha u baahan in la dhamaystiro.

Wasiirka Wasaaradda Maaliyada ayaa Sharaxay Waxyaabihii kale ee Shirkaas lagu soo qaaday.

Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com