
Hargeisa 9/11/2014(SDN/QJ)dhalinyaradii qaban qabinaysay shirka heer qaran ee dhalinyarad somaliland ee lagu qaban doono deeganka cadaadlay ayaa saaka ka hadlay xadhig ay xukuumada somaliland u gaysatay mid kamida dhalinyaradasi iyagoo xukuumada ugu baaqay inay sida ugu dhakhsiyaha badan u soo dayso wiilkasi
https://www.youtube.com/watch?v=HR2ugIkRSfI&list=UUGmNqGmh7s8naDN8P8YU_SA
Hargeias SDN?QJ
Concat@Somalidiasporanews.com
