Uncategorized

Daawo: Dhalinyartii qaban qabinaysay Shirka Cadaadlay Oo Xukuumada Axmed Siilanyo Xubno Kamida U Taxaabtay Xabsiga

dhlinyro

Hargeisa 9/11/2014(SDN/QJ)dhalinyaradii qaban qabinaysay  shirka  heer qaran  ee dhalinyarad somaliland ee lagu qaban doono  deeganka cadaadlay  ayaa saaka ka hadlay xadhig  ay xukuumada somaliland u gaysatay mid kamida dhalinyaradasi  iyagoo xukuumada ugu baaqay inay sida ugu dhakhsiyaha badan u soo dayso  wiilkasi

https://www.youtube.com/watch?v=HR2ugIkRSfI&list=UUGmNqGmh7s8naDN8P8YU_SA

Hargeias SDN?QJ

Concat@Somalidiasporanews.com