Hargaysa 10.Nov 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Wargeyska Ogaal Muuse Faarax Jaambiir, ayaa ka hadlay xaalada ay ku sugantahay warbaahinta Somaliland iyo Cabashada Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo oo ah xukuumadii ugu badnayd ee xidhxidha suxufiyeen.
Sidaa wuxuu gudoomiyuhu ka sheegay kulan lagu xusayay maalinta Saxaafada Somaliland oo Lagu Qabtay Hotel Xaraf ee Magaalada Hargeysa.
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKII GUDOOMIYAHA WARGAYSKA OGAAL
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/OgaalMuuse.mp3″]
