Uncategorized

Ku dhawaad 20 Sanno oo uu Silsilad ku Xidhnaa isagoo Waalan ayay Rajada Noloshiisii Maalmo Kooban Sidan iskugu bedeshay DAAWO.

Hargaysa 09.Nov 2014 (SDN/QJ)- Kani waa Mid ka Mid ah Dhallinyarada uu ku dhacay Xannuunka Dhimirka ee asiiba Maskaxda aadamaha,dhawr iyo Tobankii Sanno ee u danbeeyay ayuu wehel la ahaa Xannuunkan.

NINKA WAAALANWaxa Silsilad adagi loogu sameeyay Jiingad yar oo ku dhex taala halka reerkoodu degan yahay oo ah Xaafada Siinay ee Magaalada Hargaysa .

 

Maanta wax badan ayaa iska bedelay Noloshiisii kadib markii uu helay daawayn iyo daryeelka bukaanada ay xannuunadani la soo dersaan u baahan yihiin .

 

Jamaal Cusmaan Oo Ka Tirasan Tvga Calamiga Ah Chenel4 Oo Warbixn Xiiso Leh Ka Diyaariyay Nolasha Iyo Xadhiga Loo Gaysto Dadka Maskaxda Ka Xanuusnaya Iyo Dhibaatada Xadhiga Uu U Leeyahay Dadka Xanusanaya Mar Soo Booqday Caasimada Hargeisa

 

Barnaamij Xannuunka iyo bogsashada ninkan laga diyaariyay oo Tusaale u aha in Daawayn Caafimaad loo maro dadka Xannuunadani la soo dersaan ayaanu halkan idiinku soo Gudbinaynaa ee Daawasho wacan.

Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com