
Hargeisa 10/11/2014(SDN/QJ)gudoomiyha xisbiga kulmiye eng faysal cali waraabe ayaa maanta dalka ku soo noqday ka dib markii uu safar in mudo ah ku maqnaa dalka dibadisa faysal cali warabe aya ka hadlay xadhiga wriyaysha iyo waliba hanti boobka xukuumada somaliland ku kacayso
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanews.com
